Hadmaa idiinku danbaysay sheeko qosol le. Laba tuug ayaaa isu faantay anaa kaa tuugsan iyo iyo anaa kaa tuugsan markaa ayuu tuugii 1 galka seefta ka sara Oo uu yidhi anigu xariifnimo waxaan ka qabo intaan lacag xaday ayaa waliba lacag kale iyo ducaba la iigu daray Sxb tasu ma dhacayso ayuu yidhi waxa uu yidhi way dhacday see ay u dhacday Maalin maal maha ka mida ayaan arkay islaan uur le oo gaadhi alaab ka dajinayasa markaa ayaan ku idhi ma ku cawinkaraa Ala hooyo haaye duca ku dhacdaye I caawi ayay tidhi allaabtii ayaan la soo dajiyay kadib waxaan ku arkay boorsadii lacagta intan iska eegay yan furay oo aan lacagtii kala baxay markasay lacg isiisay iina ducysay duco badan Intuu qoslay tuugii 2 aad ayuu yidhi taa ilamahyga yar aya samayn kara sxb Anigu malin ayaan arkay jaariyad daaqada uu uga shidatahay radio hargaysa oo ay hees aad u macani sarantahay intaan soo qatay tuunbo oo aan gabiyay rikoodhkii ayaan cod aad u qurxoon ku idhi akhyaarta sharafta lee na dhagaysnysaa qadar yar nga rali hadada hawada ayan ka baxaynaye Intay inantii saa u eegtay rikoodhkii ayay tidhi intay hawada ka maqan yihiin aan a sharaab soo yara qasto sidaasi ayay wali ugu maqantahy sharaabkii isaguna uu ugu qayilay rikoodhkii Akhyaareey keebad siin lahaydeen scorka tuugnimada
-
Dhacdo Layaab Leh oo lagu arkay askari katirsanaa ciidanka Jarmalka kadib markii xabadkiisa uu ka soo baxay
BERLIN : -Nin ka tirsan malitiraga dalka Jermalka ayaa lagu soo waramaya in ay qabsatay dhacdo la yaab ah kadib markii uu ka soo baxay hal naas oo kaliya, ninkaan ayaa lagu arkay xiliyada la leeylinayo ciidanka isaga oo leh
-
Haweenay Maraykan Ah Oo Shaqadeedii Ku Wayday Quruxda Alle U Dhaliyay
Dhacdo ku cibro qaadasho mudan loogana baahan yahay in dadka Islaamka ahi u yeeshan fiiro dheer ayaa dhawaan ka dhacdey wadanka Mareykanka, waxay aheyd markii maxkamad ku taal gobolka dalkaasi
-
NIN SI KIBIR LEH ALLE UGU CAROODAY IYO ALLE OO BAD BAADIYAY NINKAAS ( QISO CAJIIB AH)le
Nin ayaa maalin maal-maha kamid ah soo raacay Doon, doontaas waxaa saarnaa dad aad u fara-badan, doontii ayaa qalib matay, dhamaan dadkii oo idil waxay noqdeen kuwo dhinta, marka laga reebo ninkii.
-
Waa sheekadii iyo maansadii ka dhalatay dhacdo jacayl gabnoobay oo ahayd
Waa sheekadii iyo maansadii ka dhalatay dhacdo jacayl gabnoobay oo ahayd sida tan Waxay ahayd 7;30 habeenimo aniga oo socdaal caafimaad ku tagey magaalada Addis ababa, halkaas oo aan si kadisa ula kulmay saaxiibkay.
-
Differences Between C++ vs Java
C++ and Java both are object-oriented programming languages, still, both C++ and Java languages are different from each other in many ways. To begin with, C++ vs Java have different design goals.
[ Sheeko Qosol ah ] Labadii Tuug ee Xariifiyiinta Ahaa
Hadmaa idiinku danbaysay sheeko qosol le. Laba tuug ayaaa isu faantay anaa kaa tuugsan iyo iyo anaa kaa tuugsan markaa ayuu tuugii 1 galka seefta ka sara Oo uu yidhi anigu xariifnimo waxaan ka qabo intaan lacag xaday ayaa waliba lacag kale iyo ducaba la iigu daray Sxb tasu ma dhacayso ayuu yidhi waxa uu yidhi way dhacday see ay u dhacday Maalin maal maha ka mida ayaan arkay islaan uur le oo gaadhi alaab ka dajinayasa markaa ayaan ku idhi ma ku cawinkaraa Ala hooyo haaye duca ku dhacdaye I caawi ayay tidhi allaabtii ayaan la soo dajiyay kadib waxaan ku arkay boorsadii lacagta intan iska eegay yan furay oo aan lacagtii kala baxay markasay lacg isiisay iina ducysay duco badan Intuu qoslay tuugii 2 aad ayuu yidhi taa ilamahyga yar aya samayn kara sxb Anigu malin ayaan arkay jaariyad daaqada uu uga shidatahay radio hargaysa oo ay hees aad u macani sarantahay intaan soo qatay tuunbo oo aan gabiyay rikoodhkii ayaan cod aad u qurxoon ku idhi akhyaarta sharafta lee na dhagaysnysaa qadar yar nga rali hadada hawada ayan ka baxaynaye Intay inantii saa u eegtay rikoodhkii ayay tidhi intay hawada ka maqan yihiin aan a sharaab soo yara qasto sidaasi ayay wali ugu maqantahy sharaabkii isaguna uu ugu qayilay rikoodhkii Akhyaareey keebad siin lahaydeen scorka tuugnimada
[ Sheeko Qosol ah ] Ninkii Laba Xaaslaha ahaa
Wiil ayaa waxa uu ku noolaa dalka kenya gaar ahaan nairobi waxa uu halkaa ka bartay gabar somali ah oo Qurux badan waxayna usocotay dalka maraykanka gabartii way sheekeeysteen waxayna ku hishiiyeen inay is guursadaan kadib Waa ay aqal galeen gabartii waxay baxday maraykan Gobol kamid ah ayay gashay bilo kadib waxay bilowday gabartii inay wiilka lacag u qorto bil kasta lacag ayay usoo diri jirtay kadib gabar kale ayuu bartay wiilkii oo iyana usocota dalka maraykanka iyana sidii oo kale Waa uu mehersaday way baxday. Iyaduna ilaahay amarkii waxay tagtay gobolkii ay joogtay xaaskiisa kale waxaana meesha ku yaal Hal xawaalad wax SOMALI leedahay meesha ayeyna aad ugu yar yihiin Soomaalidu qofkii qof Somali arka waa uu ku dhagaa jacayl dartii.Malin maalmaha kamid ah ayaa labadii gabdhood Hal mar soo wada galeen xawaalada waana la isa salamay abaayo Somali maa tahay haa ana sidoo kale goormee timid hada mudo sanad wan joogay yaa dhex martay. Salaan kadib gabartii markay lacagta direysay ayay maqashay magaca ninkeeda oo sadexan oo gabartani ku direyso lacagta waxayna tiri abaayo wiilkan aad lacagta u direyso waayo maxaadse isku tihiin Gabartii ayaa tiri Waa ninkeyga, talo faraha ayay ka baxday timahaa la isku dhagay anba Waa ninkeyga ayaa ka dhacday kadib Waa hishiiyeen labadii gabdhood waxayna u hishiiyeen ninkii isku mar ayay soo waceen xariifkaan oo islii qaad u fadhiyo waxaana la yiri labadeenuba waan ku furnay macalinka ee magalada iska dhici.
[ Sheeko Xikmad Badan ] Gabadhii Xikmada Lahayd
Cumar ibnu Khadaab ilaahay raali haka ahaadee wuxuu fuulay minbarkii masaajidka wuxuuna go’aamiyey inaan maherka dumarka aan laga badinin Afar boqol oo dirham sababtoo ah nabigu kamuu badinin maherka haweenkiisii. Markuu Amiirkii mu’miniintu ka dagay minbarkii ayey gabadh muslimad ah oo xikmad badan ayaa tidhi; amiirkii mu’miniintoow ma waxaad go’aamisay inaan maherka laga badinin Afarboqol? Cumarna haa ayuu dhahay. Waxay tidhi gabadhii; sideebay u noqonaysaa sidaas amiirkii mu’miniintoow, miyaanad maqal aayada Quraanka (وآتيتم Ø¥ØØ¯Ø§Ù‡Ù† قنطارا) (ood midkood siisaan Qindaar) Qindaar macnaheedu waa xoolo badan oo aan xadidnayn. Cumar wuxuu yidhi; dadkoo dhan way ka fiqihi wanaagsanyihiin Cumar kadibna minbarkii ayuu fuulay isagoo faray dadkii inay bixiyaan waxay doonaan
[ Sheeko Qosol Badan ] Xoolihii la waayey..
[ Sheeko Qosol Badan ] Waxa laga soo wariyaa Imaamkii waynaa ee Abuxaniifa ilaahay...
SHEEKO: Iska Illow Boodhari iyo Hodan, Qays iyo Layla, Lamaane kale oo Jacaylka Astaan u Noqday Adduunkana Taariikh ku Reebay!!
Qisso cajiib ah: Markaan Qaadkii ku mirqaamay ayaan Xabsi ku galay Kijinkii gurigayga!!
Waa qiso dhab ah oo ka dhacday Dalka Yeman
Sheekadan waxaa ka sheekeynaya bukaan ka mid ah bukaanno farabadan oo Dhakhtarka ku jira . Wuxuu ku bilaabay sheekadiisa maalin maalmaha ka mida ayaa waxaa Dhakhtarkii aan ku jiray la keenay nin aad u cabaadaya kaasoo cabaadka ka baxaya bukaan kasta oo cisbitalka jiifa is yidhi adiga xanuunka ku haya waxba maaha.
Ninkaasi cabaadaya waxaa la seexiyay qol aniga iga soo horjeeda.
Laakiin waxaa la yaabay!!! ninkan dadka soo booqanaaya oo ah eheladiisa iyo asxaabtiisa qof kasta markuu qolka ka soo baxaayo wuxuu soo baxayaa isagoo qoslaya qosol xad dhaaf ah oo adiguna aad kusii darayso mid kale.
Anigu waan is ciilay la yaab ayay igu noqotay, waxaan is weydiiyay naxariis darrada dadka ka muuqata ee soo booqanaya bukaanka xanuunka haya dartiis la cabaadaya & sida qof walba isagoo qoslaaya oo qosol beerku la cadaaday uga soo baxayo bukaanka.
Markay xiligii booqashadu dhamaatay ayaa waxaan u tagay ninkii bukaanka ahaa , markii aan sidaa ugu soo galay ayaa isagoo cabaadaaya waxa uu igu yidhi, “Adigana ma waxaad iigu timid inaad iga maadsato”.
Intaan xoogaa aamusay ayaan ku idhi maya walaal, laakiin anigu waxaan ahay bukaan waxaanan ku jiraa qolka kaa soo hor jeeda, waxaanan kuugu imid inaan xaalkaaga ogaado anoo ka xun dadka maantoo dhan kugu qoslaayay. Balse walaal waxaad ii sheegtaa sababta dadkan oo dhan iyagoo qoslaya ay albaabka uga soo baxaayeen.
Ninkii waxa uu ka sheekeeyay sababta loogu qoslaayay, wuxuuna yiri, “ Ninyahow hadii aan sheekada kuu sheego anigu waxaan daganahay guri dabaq ah, habeenkii markaan seexanaayo daaqadaha ma xidho guriga, waxaa igu dhacay waan riyooday, waxaana ku riyooday iyadoo aan aakhiro joogno oo dadka loo kala saaraayo ahlu jano iyo ahlu naar.
Waxaa meesha taagan basas fara badan oo ay ku qoran yihiin numbers kala duwan, marka dadkii waa la xaadirinayaa , qofkastana magiciisa ayaa la sheegayaa , qofkii ahlu jano noqdo waxaa la leeyahay waxaa raacdaa baska hebel.
Baska naarta 100 km & baska janada 50km.
Magaceygii ayaa la soo gaadhay waxaa la igu yidhi waxaad tahay ahlu janno waxaad raacdaa baska 53.
Aniga oy farxadu iga farabadatay waxaa doondoonay baskii 53-aad ee aan ku qornaa, markan helay dalaq ayaan soo idhi.