[ Sheeko Qosol ah ] Labadii Tuug ee Xariifiyiinta Ahaa
Hadmaa idiinku danbaysay sheeko qosol le. Laba tuug ayaaa isu faantay anaa kaa tuugsan iyo iyo anaa kaa tuugsan markaa ayuu tuugii 1 galka seefta ka sara Oo uu yidhi anigu xariifnimo waxaan ka qabo intaan lacag xaday ayaa waliba lacag kale iyo ducaba la iigu daray Sxb tasu ma dhacayso ayuu yidhi waxa uu yidhi way dhacday see ay u dhacday Maalin maal maha ka mida ayaan arkay islaan uur le oo gaadhi alaab ka dajinayasa markaa ayaan ku idhi ma ku cawinkaraa Ala hooyo haaye duca ku dhacdaye I caawi ayay tidhi allaabtii ayaan la soo dajiyay kadib waxaan ku arkay boorsadii lacagta intan iska eegay yan furay oo aan lacagtii kala baxay markasay lacg isiisay iina ducysay duco badan Intuu qoslay tuugii 2 aad ayuu yidhi taa ilamahyga yar aya samayn kara sxb Anigu malin ayaan arkay jaariyad daaqada uu uga shidatahay radio hargaysa oo ay hees aad u macani sarantahay intaan soo qatay tuunbo oo aan gabiyay rikoodhkii ayaan cod aad u qurxoon ku idhi akhyaarta sharafta lee na dhagaysnysaa qadar yar nga rali hadada hawada ayan ka baxaynaye Intay inantii saa u eegtay rikoodhkii ayay tidhi intay hawada ka maqan yihiin aan a sharaab soo yara qasto sidaasi ayay wali ugu maqantahy sharaabkii isaguna uu ugu qayilay rikoodhkii Akhyaareey keebad siin lahaydeen scorka tuugnimada
No comments:
Post a Comment